muquuni
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Xoolo maquuno ah bixin. 2. Xoog wax ku meel marsiin. ld maquuni.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muquuni ↴
cudud [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Wax xoog ku muquunin.
huleeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ka h.: cid wax ay lahayd ka dhaqaajin iyadoo xoog lagu muquuninayo.
maquuni [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld muquuni.
maquunin [m.dh]
ld muquunin.
muquunin [m.f.dh]
eeg muquuni. ld maquunin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg