muquunin
(m.f.dh)eeg muquuni. ld maquunin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muquunin ↴
cudud [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Wax xoog ku muquunin.
huleeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ka h.: cid wax ay lahayd ka dhaqaajin iyadoo xoog lagu muquuninayo.
maquunin [m.dh]
ld muquunin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg