muquur
(m.l)ld maquurid.
muquur
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)ld maquur².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muquur ↴
maquur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Biyo hoos u gelid. ld makhuur², mukhuur², muquur².
maquuri [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iyay, -isay)
Cid biyo hoos ugu riixid. ld makhuuri, mukhuuri, muquuri.
maquurin [m.f.dh]
eeg maquuri. ld makhuurin, mukhuurin, muquurin.
maquursan [Fal Gudbe4 | Verb Transitive4] (-naa, -nayd)
Wax la maquuriyey ahaansho. ld makhuursan, mukhuursan, muquursan.
muquuf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
1. Muquurid. 2. Qof meel si macno la'aan ah u dhex marmarid.
muquuri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld maquuri.
muquurid [m.dh]
ld maquurid.
muquurin [m.dh]
ld maquurin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg