muquus
(m.l)

1. ld muquusid. Quusidda biyo hoos loo quuso. 2. Muquuf¹.

muquus
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-say, -stay)

Biyo hoos u quusid. ld maquus².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muquus

maquus [m.l]
ld muquusid.

maquus [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
ld muquus².

maquusid [m.dh]
ld muquusid.

muquuf [m.l] (-fyo, m.dh)
Birta xakamuhu hayo ee faraska afka loo geliyo. ld muquus¹.

muquusid [m.f.dh]
eeg muquus². ld maquus¹, maquusid, muquus¹ (1).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg