muquusid
(m.f.dh)

eeg muquus². ld maquus¹, maquusid, muquus¹ (1).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muquusid

maquus [m.l]
ld muquusid.

maquusid [m.dh]
ld muquusid.

muquus [m.l]
1. ld muquusid. Quusidda biyo hoos loo quuso. 2. Muquuf¹.

muquus [m.l]
1. ld muquusid. Quusidda biyo hoos loo quuso. 2. Muquuf¹.

muquus [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Biyo hoos u quusid. ld maquus².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg