muraadin
(m.f.dh)eeg muraadi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muraadin ↴
muraad [m.l] (-ddo/-dyo, m.dh)
1. Dan; ujeeddo. 2. Allebari; sab.
muraad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
U m.: cid ama meel dan ka yeelasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg