muransan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Laba qof ama ka badan wax murmay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muransan ↴
dood [m.dh] (-do, m.l)
Hadal lagu falanqaynaayo arrin lagu muransanyahay oo la rabo in laga gungaaro.
dood [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Arrin lagu muransanyahay oo la rabo in lagu gun gaaro ra'yi ka jeedin.
maslax [m.l]
1. Heshiis la dhex dhigo laba dhinac ama ka badan oo muransan. 2. ld maslixid.
muransanaan [m.f.dh]
eeg muransan. ld muransanaansho.
muransanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld muransanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg