murbax
(m.l)

ld mudbax¹; mudbixid.

murbax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday)

ld mudbax².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh murbax

mudbax [Magac Lab | Noun Masculine]
1. Wax caarad leh oo inta wax doc ka muda docda kale uga baxa. 2. ld mudbixid. ld murbax¹.

mudbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
Ka m.: wax caarad leh wax ka dhex bixid. ld murbax².

mudbaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Ka m.: wax, wax la socday ama la sinnaa wax ka soo hor muuqda ahaansho. ld murbaxsan.

mudbaxsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg mudbaxsan. ld mudbaxsanaansho, murbaxsanaan, murbaxsanaansho.

mudbixid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg mudbax². ld mudbax¹ (2), murbax¹, murbixid.

murbaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld mudbaxsan.

murbaxsanaan [m.dh]
ld mudbaxsanaan.

murbaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld mudbaxsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg