murbay
(m.l) (-yo/murbay, m.dh)

Koob aad u yar oo ka samaysan dhoob, dheg la qabsadana aan lahayn oo qaxwada lagu cabbo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh murbay

dhulub [m.l] (-byo, m.dh)
Koob yar oo aan dheg lahayn; bilaale, murbay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg