murcood
(m.l)ld murcud.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh murcood ↴
mandharuug [m.l]
1. Geed miro cas-cas iyo guduudba leh dhala oo la cuno. 2. Miraha mandharuugga; murcood.
murcud [m.l]
(murcud, m.dh) 1. (bot.) Geed weyn oo qodax gaagaaban iyo caleemo yar-yar oo cagaaran leh, oo dhala miro kulkulucsan oo dhexda laf weyni uga jirto, dhadhan dhanaan ahna leh oo la cuno. 2. Miraha geedka murcudka. ld murcood.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg