murgux
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

M. ah: wax adag, gaaban oo kor sulub ah leh oo faraha ka siibta.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh murgux

murguxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
Wax murgux ah ahaansho.

murguxnaan [m.f.dh]
eeg murguxan. ld murguxnaansho.

murguxnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld murguxnaan.

murguxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax kuusan oo gacanta ka sibiibixanaaya ahaansho.

murguxsanaan [m.f.dh]
eeg murguxsan. ld murguxsanaansho.

murguxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld murguxsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg