murguxan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-xnaa, -xnayd)Wax murgux ah ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh murguxan ↴
murguxnaan [m.f.dh]
eeg murguxan. ld murguxnaansho.
murgux [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
M. ah: wax adag, gaaban oo kor sulub ah leh oo faraha ka siibta.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg