muri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Murud leefid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muri

cumuri [m.l] (-iyo, m.dh)
Maro dhuuban oo bul iyo xiddaayad leh oo haweenku dhexda ku xirtaan. ld cumeyri.

gaamurid [m.f.dh]
eeg gaamur.

murid [m.f.dh]
eeg mur³.

muriid [m.l]
(dii.) Wadaadka kaniisada ingriiska oo loo xilsaaro in uu ilaaliyo tamiga iyo rabitaanka dadka.

murin [m.f.dh]
eeg muri.

sagaaromuri [m.dh] (-iyaal, m.l/dh)
Nooc sagaarada ka mid ah kana yara waaweyn oo leh midab ciiromadow xigeen ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg