murugsato
(m.dh)ld murudsato.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh murugsato ↴
murdiso [m.dh]
Farta gacanta oo suulka iyo fardhexaadda u dhexeysa, murugsato.
murudsato [m.dh]
Farta gacanta oo suulka iyo fardhexada u dhexeysa. ld murugsato.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg