muruq iraadi ah
(m.l) (-qyo ..., m.dh)

(c.nafl.) Muruq dhaqdhaqaaqiisa lagu xukumo rabitaan, inta badanna waxa uu ku dhegsanyahay qalfoofka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muruq iraadi ah

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg