muruqmaal
(m.l)Qof shaqaale ah oo aan farsamo gaar ah lahayn, kuna nool waxa ka soo baxa xooggiisa. ld addinmaal.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muruqmaal ↴
addinmaal [m.l] (-llo, m.dh)
ld muruqmaal.
muruqmaalid [m.dh]
Shaqo gacmeed.
shaqaale [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Qof cid ama hay'ad u shaqeeya oo mushaar ka qaata. 2. Qof muruqmaal ah.
xoogsato [m.dh]
Dad ku nool xooggooda wax ka soo baxa; muruqmaal.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg