muruqmaalid
(m.dh)

Shaqo gacmeed.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muruqmaalid

muruqmaal [m.l]
Qof shaqaale ah oo aan farsamo gaar ah lahayn, kuna nool waxa ka soo baxa xooggiisa. ld addinmaal.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg