muruxsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)1. Wax la murxiyey ahaansho. 2. Wax qaawan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muruxsan ↴
muruxsanaan [m.f.dh]
eeg muruxsan. ld muruxsanaansho.
muruxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld muruxsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg