musaafur
(m.l)

ld masaafir¹.

musaafur
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

ld masaafir².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh musaafur

masaafir [m.l] (-rro/-riin, m.dh)
Qof safar ah. ld masaafur¹, musaafur¹.

masaafir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Qof meel joogay ka dhoofid. ld masaafur², musaafur².

masaafirid [m.f.dh]
eeg masaafir². ld masaafurid, musaafurid.

masaafirin [m.f.dh]
eeg masaafiri. ld masaafiris, masaafurin, masaafuris, musaafurin.

masaafirsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof dalkiisa laga masaafiriyey ahaansho. ld masaafursan, musaafursan.

masaafirsanow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Qof dalkiisa laga masaafiriyey noqosho. ld masaafursanow, musaafursanow.

musaafuri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld masaafiri.

musaafurid [m.dh]
ld masaafirid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg