musallif
(m.l)Qof ganacsade ah oo xoolihii dhaafeen. ld masallaf¹, musallaf¹.
musallif
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)Qof ganacsade ah qasaare aan wax u reebin la kulmid. ld masallaf², musallaf².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh musallif ↴
masallaf [m.l]
ld musallif¹.
masallaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -fday)
ld musallif².
masallafi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld musallifi.
masallafid [m.dh]
ld musallifid.
masallafin [m.dh]
ld musallifin.
masallafsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld musallifsan.
masallafsanaan [m.dh]
ld musallifsanaan.
masallafsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld musallifsanaan.
musallaf [m.l]
ld musallif¹.
musallaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
ld musallif².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg