musallifsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax musallifay ahaansho. ld masallafsan, musallafsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh musallifsan

masallafsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld musallifsan.

masallafsanaan [m.dh]
ld musallifsanaan.

masallafsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld musallifsanaan.

musallafsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld musallifsan.

musallafsanaan [m.dh]
ld musallifsanaan.

musallafsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld musallifsanaan.

musallifsanaan [m.f.dh]
eeg musallifsan. ld masallafsanaan, masallafsanaansho, musallafsanaan, musallifsanaansho.

musallifsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld musallifsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg