naaqis
(m.l)ld naaqus¹.
naaqis
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-say, -stay)ld naaqus².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naaqis ↴
naaqish [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-shay, -shtay)
La n.: arrin falanqeyn.
naaqishid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naaqish.
naaqisi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld naaqusi.
naaqisid [m.dh]
ld naaqusid.
naaqisin [m.dh]
ld naaqusin.
naaqus [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. N. ah: wax aan dhaamayn. 2. N. ah: qof garashadiisu yartahay. ld naaqis¹.
naaqus [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
1. Wax yaraaday noqosho. 2. Qof aan dhammayn noqosho. ld naaqis².
naaqusi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax naaqus ka dhigid. ld naaqisi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg