naashiso
(m.dh)ld naakirad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naashiso ↴
naakirad [m.dh] (-do, m.l)
Naag sharcigu caddeeyay in ay ninkeeda caasi ku noqotay oo aan nin kale guursan karin. ld naakiro, naashiddo, naashiso, naashuusho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg