namiinid
(m.f.dh)eeg namiin ². Namiin ahaansho. ld nabiibid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh namiinid ↴
nabiibid [m.dh]
ld namiinid.
namiin [m.l] (-nyo, m.dh)
Qof dadka isku dira. ld nabiib¹.
namiin [f.g.1] (-nay, -ntay)
Ku n.: Cid, cid kale ku dirid. ld nabiib².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg