namuun
(m.l) (-nno, m.dh)

1. Nooc. 2. Midab. ld namuunad, namuuno.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh namuun

namuunad [m.dh]
ld namuun.

namuuno [m.dh]
ld namuun.

nooc [m.l] (-cac, m.l/-cyo, m.dh)
Qayb wax ka mid ah oo leh tilmaamo u gaar ah; cayn; namuun.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg