naqash
(m.l)

Xarar ama midab wax lagu qurxiyo.

naqash
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qshay, -qashtay; -qshi)

Wax xardhid ama midab ku qurxin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naqash

big [m.dh]
1. Sharrax, bilid, naqash, qurxin. 2. (sh.r) If, inta muuqda durbadiiba qarsooma; bilig. 3. B. dheh: carar meel si deg-deg ah looga tago.

cimaamad [m.dh] (-do m.l)
Maro yar, qafiif ah, naqashadeysan ama cad oo uu raggu madaxa ku duubto. ld cumaamad.

naqshad [m.dh]
1. Naqash. 2. Shaxan tilmaamaya hab ay wax u dhisanyihiin, ama u samaysanyihiin.

naqshid [m.f.dh]
eeg naqash².

xarad [m.l]
Muuqaallo ka samaysan xarriiqo iyo astaamo oo wax la qurxinayo korkiisa lagu dhigo ama lagu qoro; naqash. ld xarar.

xarar [m.l]
1. Geed-abaareed weynaada oo laf adag oo qoryihiisa wax lagu dhisto. 2. (-rro, m.dh) Naqash.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg