naqayso
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-stay, -satay)

1. (f.g) Wax inta fiican kala bixid; xulasho. 2. (f.mg) Naq daaqid (xoolo).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naqayso

naqaysasho [m.f.dh]
eeg naqayso. ld naqaysad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg