naqsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

1. Wax la celiyay ahaansho. 2. Gar la xalliyay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naqsan

naqsanaan [m.f.dh]
eeg naqsan. ld naqsanaansho.

naqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld naqsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg