nashlee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -leysay)

Daba n.: cid u qabbaanid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nashlee

dabannashlee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
D./ka d.: si dabadhilifnimo ah qof u dabajoogid.

nashlayn [m.f.dh]
eeg nashlee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg