nashnaashi
(m.l)Qurux iyo wanaag wax loo yeelay. ld naashnaashi¹.
nashnaashi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Qurux iyo wanaag wax u yeelid. ld nashnaash².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nashnaashi ↴
naashnaashi [m.l]
ld nashnaashi¹.
naashnaashi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld nashnaashi².
naashnaashid [m.dh]
ld nashnaashid.
naashnaashin [m.dh]
ld nashnaashin.
naashnaashis [m.l]
ld nashnaashin.
nashnaashid [m.f.dh]
eeg nashnaash². ld naashnaashid.
nashnaashin [m.f.dh]
eeg nashnaashi². ld naashnaashin, naashnaashis, nashnaashis.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg