nasiibdarro
(m.dh)

1. Nasiib wacan la'aan. 2. Dhibaato; mushkilad. ld nasiibxumo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nasiibdarro

saancaddo [m.dh]
Tagxumo; nasiibdarro. ld saancad (2).

bacaw [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-wyo, m.dh)
Qof la baaseeysto oo la aaminsanyahay in uu nasiibdarro wato.

kayn [m.dh] (-ymo, m.l)
1. Nasiibdarro, ayaandarro, cawaxumo. 2. (-ymo, m.l) Meel dhir badan; hawd; jiq; toon.

nasiibxumo [m.dh]
ld nasiibdarro.

nujub [m.l] (-biin, m.l)
1. N. ah: nafley dadku u haystaan in aragtideeda nasiibdarro lagala kulmo; bacow. 2. Duufaan badeed.

nujub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Ku n.: wax aragtidooda nasiibdarro kala kulmid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg