nasteex
(m.l)ld naseex.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nasteex ↴
naseex [m.l]
1. Qof talo daacad ah bixiya. 2. Wax qof dan u ah. ld nasteex.
naseexayn [m.f.dh]
eeg naseexee. ld nasteexayn.
naseexee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-xeeyay, -xaysay)
1. U n.: cid daacadnimo ula talin. 2. U n.: cid u danayn. ld nasteexee.
naseexo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Talo daacad ah oo cid loo jeediyo; waano; caqlicelin. 2. Daacadnimo. ld nasteexo.
nasteexayn [m.dh]
ld naseexayn.
nasteexee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-xeeyay, -xeysay)
ld naseexee.
nasteexo [m.dh]
ld naseexo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg