nasteexee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-xeeyay, -xeysay)

ld naseexee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nasteexee

naseexee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-xeeyay, -xaysay)
1. U n.: cid daacadnimo ula talin. 2. U n.: cid u danayn. ld nasteexee.

nasteex [m.l]
ld naseex.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg