natiijo
(m.dh) (-ooyin, m.l)Fal la sameeyo wax ka soo baxa.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh natiijo ↴
eed [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Fal, arrin iwm samayntooda natiijo xun kala kulmid.
eedso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Fal, arrin iwm samayntooda natiijo xun kala kulmid.
jab [m.l] (-bab, m.l)
1. Wax qaybsamay ama burburay in ka mid ah. 2. Lafaha, qoryaha iwm kala go' ama dillaac ku dhaca. 3. Fal natiijo xumi ka soo baxdo.
dibusoonoolaansho [m.dh]
1. (dii.) Hab nafta dib loogu soo celiyo jirka (fikrad diineed). 2. (dii.) Natiijo nafley. 3. (dii.) Habka ruuxa iyo qofka ay isuraacaan. ld dibusoonoolayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg