naxariisasho
(m.f.dh)

eeg naxariiso. ld naxariisad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naxariisasho

dhimri [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. U dh.: cid u turid. 2. U dh.: cid u naxariisasho.

digiigixo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gixday, -gaxatay; -gaxan)
1. U d.: cid u naxariisasho. 2. Meel hoobad ah ka daadegasho. ld dagiigoxo.

dixo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-xday, -xatay)
1. Ciidda ka dusid (biyo ama hoore kale). 2. Biyo qulqulid. 3. U d.: cid u naxariisasho.

naxariisad [m.l]
ld naxariisasho.

tur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
U tur: cid u naxariisasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg