naxas
(m.l) (-syo, m.dh)Maalin ama waqti nuxus ah. ld naxsi².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naxas ↴
handuul [m.l] (-llo, m.dh)
1. Sariir yar oo ilmaha lagu lulo. 2. Naxash. 3. Sariir doomaha derbiyadooda ku dheggan oo ay seexdaan rakaabka qaarkood.
nacash [m.l]
1. Ciyaar caruureed la is eryado oo qofka wax eryanaya marka uu taabto ka uu eryanayo uu yiraahdo nacash. 2. ld naxash. Sanduuqa meydka lagu qaado marka qabriga loo wado.
naxash [m.l]
(naxash/-shyo, m.dh) ld nacash (2).
naxsi [m.l]
ld naxas.
nax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xtay; -nixi)
1. Cabsi iyo welwel kedis ah dareemid. 2. U n.: qof wax wanaagsan la jeclaysasho iyadoo laga xanunsanayo dhib haysata.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg