naxso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)Ka n.: cid naxdin ku abuurid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naxso ↴
naxsasho [m.f.dh]
eeg naxso. ld naxsi¹.
nax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xtay; -nixi)
1. Cabsi iyo welwel kedis ah dareemid. 2. U n.: qof wax wanaagsan la jeclaysasho iyadoo laga xanunsanayo dhib haysata.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg