nidaami
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax la habeeyay ahaansho. ld nadaami.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nidaami ↴
habdaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax aan la nidaamin ahaansho.
isnidaamis [m.l]
Cadho.
nadaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld nidaami.
nadaamin [m.dh]
ld nidaamin.
nidaamin [m.f.dh]
eeg nidaami. ld nadaamin.
nidaamsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la nidaamiyay ahaansho. ld nadaamsan.
qorshee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-sheeyay, -shaysay)
Hawl sidii loo qaban lahaa u nidaamin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg