nidaamin
(m.f.dh)

eeg nidaami. ld nadaamin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nidaamin

habdaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax aan la nidaamin ahaansho.

nadaamin [m.dh]
ld nidaamin.

qorshee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-sheeyay, -shaysay)
Hawl sidii loo qaban lahaa u nidaamin.

nidaam [m.l]
Hannaanka ay u dhisanyihiin wax kasta oo habeysan. ld nadaam.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg