niggax
(m.l)

ld ningax¹.

niggax
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday)

ld ningax².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh niggax

niggaxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa,-xnayd)
ld ningaxan.

niggaxasho [m.dh]
ld ningaxasho.

niggaxnaan [m.dh]
ld ningaxnaan.

niggaxnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ningaxnaan.

niggaxo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-xday, -xatay)
ld ningaxo.

ningax [m.l]
Mayrax, maro iwm. oo qarka lagaga duubo haruub si uu weelka aad ugu qabsado. ld lingax¹, niggax¹.

ningax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday; -gixi)
Haruub qarka mayrax, maro, iwm ugu duubid si uu weelka aad ugu qabsado. ld lingax², niggax².

ningaxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
Haan wax la ningaxay. ld lingaxan, niggaxan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg