niib
(m.dh) (-bbo, m.l)

Wax adag oo aan la dabooli karin.

niib
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)

1. Wax si adag meel ugu dhejin. 2. Meel dalooshay oo la buuxshay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh niib

libkeen [m.l]
ld niibkeen¹.

libkeen [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
ld niibkeen².

libkeenid [m.dh]
ld niibkeenid.

niibaati [m.dh]
Fuur ama guf meel daloosha lagu buuxiyo.

niiban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
1. Meel dalooshay oo la buuxshay ahaansho. 2. Wax si adag meel ugu dheggan ahaansho.

niibasho [m.f.dh]
eeg niibo.

niibee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -beysay)
Badar iwm wax sibxanaya ka dhigid.

niibeyn [m.f.dh]
eeg niibee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg