niiban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)1. Meel dalooshay oo la buuxshay ahaansho. 2. Wax si adag meel ugu dheggan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh niiban ↴
niibnaan [m.f.dh]
eeg niiban. ld niibnaansho.
niib [m.dh] (-bbo, m.l)
Wax adag oo aan la dabooli karin.
niib [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax si adag meel ugu dhejin. 2. Meel dalooshay oo la buuxshay ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg