niibow
(m.l)Ka sibxashada ay wax sibxadaan laba gacmood dhexdood iwm. ld niiboobid.
niibow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)Wax sibxanaya oo aan gacantu qabaneyn noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh niibow ↴
niiboobid [m.f.dh]
eeg niibow². ld niibow¹.
niib [m.dh] (-bbo, m.l)
Wax adag oo aan la dabooli karin.
niib [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax si adag meel ugu dhejin. 2. Meel dalooshay oo la buuxshay ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg