ningaxan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-xnaa, -xnayd)

Haan wax la ningaxay. ld lingaxan, niggaxan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ningaxan

lingaxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
ld ningaxan.

niggaxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa,-xnayd)
ld ningaxan.

ningaxnaan [m.f.dh]
eeg ningaxan. ld lingaxnaan, lingaxnaansho, niggaxnaan.

ningax [m.l]
Mayrax, maro iwm. oo qarka lagaga duubo haruub si uu weelka aad ugu qabsado. ld lingax¹, niggax¹.

ningax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday; -gixi)
Haruub qarka mayrax, maro, iwm ugu duubid si uu weelka aad ugu qabsado. ld lingax², niggax².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg