nirig
(m.l) (-rgo, m.l)Ubadka geela midka lab; qurbac.
nirig
(m.dh) (-rgo, m.l)Ubadka geela midka dheddig.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nirig ↴
dhacso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Qof wax laga dhacay xoog ku soo ceshasho. 2. Nirig naas maraq ka furasho.
ka-goys [m.l]
Ka-g. ah: weyl, nirig iwm oo naaska hooyadood ka go'ay.
qolqol [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-olay, -oshay)
1. Aqal kala qoqobid. 2. Nirig carrab ka jeexid.
qurbac [m.l]
Awr yar oo da'diisu u dhexeyso nirig iyo qaalin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg