niyaxumow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-maaday, -maatay)1. Qof aan niyo wanaagsanayn noqosho. 2. Ka n.: wax rajo aan wanaagsanayn ka qabid. ld niyadxumow.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh niyaxumow ↴
niyadxumow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-maaday, -maatay)
ld niyaxumow.
niyaxumaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg niyaxumow. ld niyaxumaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg