noh
(m.dh)Hawo kulul oo muddo yar socota.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh noh ↴
nohnoh [m.l]
1. Socod deg-deg ku jiro oo nafley gaajaysan ama harraadani ay samayso marka ay u jeedaan meel biyo ama cunto leh. 2. N. ah: wax mataatax noqday.
nohnoh [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-hay, -htay)
Wax mataatax noqosho.
nohnohid [m.f.dh]
eeg nohnoh².
n [m.dh] (na')
Xarafka afar iyo tobnaad ee xuruufta af soomaaliga, waa shibbane.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg