nuguur
(m.dh)Dabeecad; akhlaaq.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuguur ↴
fackaallo [m.dh]
Qof nuguur ama dabeecad xun oo aan lala dhaqmi karin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg