nujubid
(m.f.dh)eeg nujub².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nujubid ↴
nujub [m.l] (-biin, m.l)
1. N. ah: nafley dadku u haystaan in aragtideeda nasiibdarro lagala kulmo; bacow. 2. Duufaan badeed.
nujub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Ku n.: wax aragtidooda nasiibdarro kala kulmid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg