nur
(m.l)1. Xilli roobku da'o. 2. Daaq waxtar leh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nur ↴
xagaa [m.l] (-aayo, m.dh)
1. Afarta nur oo sanada midkood; wuxuu u dhexeeyaa guga iyo dayrta; xilliga xagaayadu da'do. ld xa-gaay.
carrasan [m.l]
Dhul saac iyo nur leh oo aan qaniin lahayn.
gu' [m.l]
1. Afarta nur oo sanadu u qeybsanto midkood: wuxuu u dhexeeyaa diraacda (jiilaal) iyo xagaaga, waana xilli roob. 2. 12-bilood; sano.
sooddoog [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Jiilaal dheer ama abaar waxyeeladeed nur da'ay kaga soo kabasho. ld soodoog.
waqti [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Waa; goor; jeer; shin; ammin. 2. Xilli; nur. ld wakhti.
xilli [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Waqti; goor; ammin. 2. Nur.
n [m.dh] (na')
Xarafka afar iyo tobnaad ee xuruufta af soomaaliga, waa shibbane.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg